Welcome to Somali Youth Organization (MAAN-DHIS)

maan-dhis videos

449825814 816478553997167 4825677866689359177 n
maan-dhis videos

Hadal Jeedinta Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka

“Waxaan hoosta ka xarriiqayaa muhiimadda weyn ee ay dowladdu u leedahay madashan si loo xaqiijiyo hiigsiga Soomaaliya oo barwaaqo ah oo xasiloon, waxaan dhiirigelinayaa dadaalka Madasha Mandhis ee Shirka Hal-abuurka Ganacsiga Soomaaliyeed”. Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mohamud Abdirahman Sh. Farah (Beene-Beene).

450193008 816475367330819 4707189486104612770 n
maan-dhis videos

Awood-siinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee hal-abuurka ganacsi waa furah!

Ambassador Pier Mario Dacco Coppi waxa uu iftiimiyay kartida wax-ka-beddelka ee hindisayaasha ay dhallinyaradu hogaaminayaan ee ka faa’iidaysanaya tignoolajiyada cusub si loo dhaqaajiyo kobaca dhaqaalaha. Talyaanigu wuxuu dib u xaqiijinayaa sida ay uga go’an tahay taageerada dadaallada lagu xoojinayo dhalinyarada Soomaaliya. Hal-abuurka dhalinyaradu waxa uu dardargeliyaa nabadda iyo la dagaalanka saboolnimada ee gobollada ay colaaduhu

449817843 816473567330999 8475670980668930517 n
maan-dhis videos

Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya Amb. Joachim Waern

Isagoo kahadlaya ahmiyadda shirka #SES2024 ayuu xaqiijiyay sida ay Sweden uga go’an tahay inay Soomaaliya ka taageerto nabad iyo horumarinta dhaqan-dhaqaale ee dadka Soomaaliyeed, isagoo ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay leedahay awood-siinta dhallinyarada si loo gaaro horumar waara. Iyadoo kor uqadaysa codka bulshada nugul oo ay ugu horreeyaan dhalinyarada & haweenka Soomaaliyeed dowrkooda muhiim ka ah

Scroll to Top